HCTV
HCTV
  • 23
  • 11 445

Video

Comments

  • Saeed Guled
    Saeed Guled 20 days ago

    Waa banaamij fiican laakiin xaga codka ayaa waxba laga maqlayn inoo hagaajiya insha Allah

  • guhaad ottawa
    guhaad ottawa 3 months ago

    laba wariye oo qaaliya nolaada

  • abdi ahmed
    abdi ahmed 3 months ago

    Wa arin wacan lakin dadku waxay kabaqayan in deganasho losaro

    • masca mo
      masca mo 3 months ago

      abdi ahmed dhib makeenayso walal qaali hadii laguu saaro xaq waxaad uleedahay intaad joogto in saad doonto u noolaato waxbarasho shaqo kaad doontaba aad adu qabsankarto

  • Cabdixakiin Axmed Maxamed

    badhasaabki baxsaday..... idinkan idiin maqnaa reer booramow. ileen beenta waxba lagu yara dadaaye waa iyadii oo qaawan kkkkkkk

  • Cabdi Saleban
    Cabdi Saleban 3 months ago

    HADII LABA DAWLADOOD ISKUGU KAA TAGEEN DEE SOMALILAND AQOONSADA MARKAASAAD BAD BAADAYSAANE LABA DAWLADOOD OO SOMALI AH OO IS DIFAACA

  • Jama Ahmed
    Jama Ahmed 3 months ago

    Maxaad sameynkartaa adiga is dhigey halkaad taalo