Warbixin Sir Ah Oo Ku Saabsan Hitler Iyo Osama Bin Ladin

Comments • 19

  • Abdirahman Shuushuule

    subxanallah , warka la fasiraya eeka run ahaantiis, waxkasta yaa la fasirin, eek marka uu ilaah leeyahay "hadii uu idin yimaado
    faasiq hadal idinkula yimaad iska hubaya" adigana war uu dhahay nin CIA kuwa musliminta dhiwaateeya ayaa umada u sheekee. alla Islam ma jiro. waxaa la joogaa dhamaadka aduunka.

  • Abdiwaasac Hussein
    Abdiwaasac Hussein Month ago +1

    WONDERFUL Report

  • abduljabar Dahir
    abduljabar Dahir 4 months ago +1

    Documentary gaan waxa la yiraahdaa hunting hitler wana film dhowr season ah cadeymo badana wey soo ban dhigeen lkn wali lagama sal gaarin. Season one and two ayan ka daawaday

  • yusuf mustaf
    yusuf mustaf 5 months ago

    I will vest him and I will bring the NeWS back okay

  • shide yare
    shide yare 6 months ago +4

    adolf hitler waa uu dhintay waayo 1944 ayaa waxa uu ahaa 54 jir imikana waa 2018 kii

  • Cadde Xusen
    Cadde Xusen 6 months ago +1

    Iska daaye in uu usaama bin laadin ku noolyahay mareykanka anigaa ayaa mar hore is dhahay lakin wey ii rumowday taa waana ogaa in usaama bin laadin iyo madaxda alqaacida yihiin c.I.a

  • Xamse Hiiliye
    Xamse Hiiliye Year ago +4

    fack you all wadankiina dadka ku madhanaya ka hadla

  • abdifataah ciid
    abdifataah ciid Year ago +11

    Jasiirada Bahamas Waxay Ku taalaa Inta u dhaxaysa Cuba iyo Wadanka maraykanka gaar ahaan waxay ku taalaa Meel u dhaxaysa Gobolka Florida Iyo Cuba Xeebaha u dhexeeya Arintaasina Anaaba Cadaymo badan ku arkay Oo ah Xogo Internet oo laga jabsaday CIA da maraykanka.

  • IB Mu
    IB Mu Year ago +7

    Beena maaha Runa maaha

  • Mohmmed Hassen
    Mohmmed Hassen Year ago

    Ben weyaan wu is dilay hitler (suicide) ayu adegsaday

    • BEYGA STUDIO,
      BEYGA STUDIO, Year ago

      Mohmmed Hassen isma din nin kaan eee tariqta dib ubaar

  • Abdi Malik Abdi Kadir

    run weyan

  • c c
    c c Year ago +1

    been wayna